HomeWararDEG DEG:-Xildhibaan Caawa lagu dilay Gudaha Magaalada Kismaayo

DEG DEG:-Xildhibaan Caawa lagu dilay Gudaha Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta  Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dilay Xildhibaan ka tirsan  Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Kooxo Hubeysan ayaa xildhibaanka oo lagu Magacaabi jiray C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras) ku dishay Xaafada Calaley ee Magalada Kismaayo sida ay Dalsan u sheegeen dadka degaanka qaarkood. Kooxdii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta  Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dilay Xildhibaan ka tirsan  Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Kooxo Hubeysan ayaa xildhibaanka oo lagu Magacaabi jiray C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras) ku dishay Xaafada Calaley ee Magalada Kismaayo sida ay Dalsan u sheegeen dadka degaanka qaarkood.

- Advertisement -

Kooxdii ka dambeysay dilka Xildhibaanka ayaa goobta ka baxsatay, waxana hadda baaritaano ka wada Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Goordhow la socda faah faahinta Warkaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts