Dhageyso:-Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo ka bilaabatay Sool iyo Sanaag

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal Maalin ka hor ka soo yeeray Maamulka Puntland kaas oo ahaa in Puntland ay kala heshiiyeen in aysan ka hor imaan doorashada Soomaaliland ee Gobolada Sool iyo Sanaag.

Wasiirk Cusub ee Wasaarada Warafafinta Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab,ayaa sheegay in Warka ka soo baxay wasiirka Arimaha gudaha Soomaliland uu yahay been buur.

“Waxaan halkaan u soo fariistay in aan beeniyo hadalkii ka soo baxay Soomaaliland mana u ogolaan doono in ay Sanduuqyada doorashada keenaan gobolada Sool iyo Sanaag ayuu yiri Wasiirka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiiraka Warfaafinta

 

Comments
Loading...