|

Dhageyso:-Soomaaliland oo Diyaaradaha qaar ka mamnuucday Garoomadeeda

Maqal · Bilan Media · August 6, 2017

Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe oo Maanta Shir Jaraa'id Warbaahinta ugu qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa digniin u diray Madxda Shirkadaha duulimadyada ee mararka qaar Diyaarahooda ka soo degaan Garoonka Diyaaradaha ee deegaanada Soomaaliland.

Waxa uu sheegay in Diyaarad aan ruqsad ka heysan soomaliland ee ka soo degta Garoomadooda ay talabo ka qaadi doonaan islamarkaana amnigooda aysan damaanad qaadi karin.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Soomaaliland ay Garoomadeeda iyo Hawadeeda ay u madax baanan tahay islamarkaana aysan jirin cid ay kala tashanayaan.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa'id.

http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/08/duulista-Hawada.mp3

 

 

 

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.