Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Dalsan 21-7-2017

Barnaamijka Dooda Dalsan ayaa Todobaadkaan waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen diidmada Shilinka Soomaaliga iyo Qiima Dhaca ku yimid,iyo sidoo kale tacadiyada Ciidamada Amisom ay geestaan.

Sidoo kale Waxaa looga hadlay Miisaanidaya Dowladda oo ay u qoondeysay Maamul Goboleedyada dalka ka jira balse ay ka horyimaadeen Xildhibaanada labada aqal ee ka soo galay dhanka Hir-Shabeelle.

Todobaadkaan waxaa Barnaamijka Marti ku ah  Dr  C/Waaxid Cabdullaahi Warsame oo ku nool Gobolka Ohio ee Dalka Mareykanka  iyo Profeysar  Maxamed Macalin Cumar Meyre oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed.

Barnaamijka Waxaa soo jeedin doona Abuukar Muxudiin Xashara.

 

 

Comments
Loading...