Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sameeyay Cinwaan ay Shacabku kula xiriiri karaan Xafiiskiisa

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyay Cinwaan ay dadka Soomaaliyeed ugu gudbin karaan dowladda soomaaliya sida Cabahada iyo talooyinka intabada.

Ciwankaan ayaa ah Fariimaha@opm.gov.so waxaana tani ay u sahleeysaa dadka Soomaaliyeed  in ay Cabashadooda iyo talooyinka ay hayaan halkaan ugu gudbiyaan.

Hoos ka fiiri Ciwaanka uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre

You might also like More from author

Comments

Loading...