Dhageyso:Bar_Aqoon iyo Abaalmarin Ee Radio Dalsan

Caawa tartanka aqoon iyo abaal marin ee radio dalsan oo ahaa habeenkii koowaad waxaa ku tartamay jowhar ee xarunta gobalka sh/dhexe iyo degmada yaaqshiid ee gobalka banaadir

Tartanka caawa waxaa ku guuleysatay degmada yaaqshiid oo ka tirsan gobalka banaadir

 

Comments
Loading...