Faah faahin laga helayo dagaal ka dhacay deegaenka Halgan ee G/Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kas oo baxay dagaal kooban oo Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda Itoobiya ku  dhex maray qeybo kamid ah degmada Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan,dagaakaas oo geestay khasaaro kala duwan.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab sida la sheegay ay weerar ku qaadeen xero ciidamada itoobiya ay ku leeyihiin degaanka Halgan,waxaan dagaalkaas uu socday mudo saacado ah sida radio Dalsan u sheegn qar kamid ah dadka deegaanka oo diiday in magacooda iyo codkooda War-Baahintao.

Khasraaha rasmiga ah ee ka dhashay dagalkaas weli lama cadeen balse waxaa jira khasaaro kala gaaray ciidamadii wada dagaalamay ee Al-Shabaab iyo kuwa Itoobiya,iyadoo dadka deegaanka ay sheegayan in dhawaqa jugta culus ay maqlayeen.

Sikastaba Ciidamada Itoobiya ayaegaanka Halgan waxa ay gacanta ku dhigeen kadsib markii Al-Shabaab ay halkasi si iskood ah isaga baxeen.

Comments
Loading...