Akhriso:War-Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Hir-Shabeelle

Maamulka Hir-Shabelle ayaa War cad ka soo saaray dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacayay qeybo kamid ah magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

War-saxaafadeed ay soo saareen Guddi loo xilsaaray xalinta colaadda Beledweyne ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo dagaalka dhiiga ku daadanaya, isla markaana waxkasta lagu xaliyo miiska wada hadalka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka

Comments
Loading...