SHARE

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalad baladweyne ee xarunta gobolka ayaa ku waramaya in kaam barakac oo ku yaala Baladweyne ay ku dhinteen afar qof oo waayeela ah, markii ay waayeen wax ay cunaan iyo wax ay cabaan.

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka Hiiran Sheikh Xuseen Cismaan Cali ee  ayaa radio Dalsan u xaqiijiyey inay 4 qof oo da’ gaajo ugu dhinteen kaamka holwadaag ee magaalada Balaweyne.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Loading...