Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo Maanta Ay Ka Dageen Diyaaradihii Qaadka Ee Muqdisho

Ilaa Shan diyaad oo ah kuwa daabula Qaadka ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kuwaasi oo sida oo jaad.

Qaar ka tirsan Ganacsatadda ayaa u sheegay Radio Dalsan in ay go’aansadeen inay Diyaaradahooda, si KMG ugu wareejiyaan Garoonka magaallo-madaxda Maamulka Hirshabeelle ee Jowhar .

Ganacsatada ayaa ka cabanaya lagaha cashuuraha oo lagu badiyey sida ay tilmaameen, islamarkaana qaatay go’aanka ah inay ka soo dajiyaan qaadka Jowhar

Comments
Loading...