Wareysi: Heshiiska saldhigga Berbera waa dagaal Sunni iyo Shiico

Waxaa soo baxaya dhaliilo laga muujinayo hehsiikii ay kala saxeexdeen Imaaraatka iyo Somaliland.

Ustaad Ceydaruus Maxamed Cabdi, oo falanqeeya siyaasadda iyo amaanka ayaa radio Dalsan u sheegay in heshiiskaasi keenayo cawaaqib mustaqbalka ah iyo dagaal faraha looga gubto oo dhexmara Sunni iyo Shiico.

Utaadka ayaa hoosta ka xarriiqay in haddii la beegsado bartilmamaeedyo ay leedahay Iran in cagta la marin doono magaalada Berbera.

Halkan ka dhageyso:-

You might also like More from author

Comments

Loading...