(Dhageyso) Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay duqeynta Soomali loogu geestay xeebaha Yaman

duqeyntan oo dhawaan ka dhacday xeebaha wadanka Yaman ayaa waxaa loo geestay Soomaali duuni saarnaa kuna sii wajahnaa wadnaka Suudaan.

duqeynta oo ay ku dhinteen in kabadan 42-ruux ayaa sidoo kale waxaa jira in dadkii ku dhaawacmay duqeyntaas oo qaarkood xubnaha jirkooda waayay la dhigay isbitlada dalka Yaman

Halkan hoose ka dhageyso

Comments
Loading...