Galguduud : 11 Qof oo haraad u Geeriyooday kadib markii Liyuu Boolis-ka u diideen iney xadka ka gudbaan si ay biyo u raadsadaan (Dhageyso)

dhac-dadan ayaa waxa ay ka dhacay deegaan u dhaxeeya xadka gobolka Galgaduud uu lawadago dowlad deegaanka Somaalida Itopiya.

Ugaas Saalax Ugaas Maxamed Rooble ayaa idaacada Dalsan u xaqiijiyay in dadka ay barakaceen kadib markii deegaanka ay ku noolaayeen uu soo wajahay xaalad biyo la’aan ah.

dadkan ayaa maciin biday deegaano dhaca dhanka dowlada deegaanka Soaomalida Itopiya si halkaas ay biyo uga helaan,laakin arinkana ayaa waxaa ka hor istaagay ciidamada looyaqaan Liyuu Booliska,taas ayaana keentay in 11-ruux ay u dhintaan biyo la’aan

Halkan hoose ka dhageyso codka

Comments
Loading...