Bambo gacmeed caawa lagu weeraray saldhiga dagmada Kaaran.

sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka deegaanka, waxaa caawa Bambo gacmeed lagu weeraray saldhiga dagmada Kaaran ee gobolka Banadir.

macada ilaa iyo hada wax qasaaro ah oo ka dhashay Bambadaas oo dhawaqeeda laga maqlay qeebo kamid ah dagmada.

dhanka kale ruux ka xeenayay mootada nuuca loo yaqaano Bajajka ayaa askari ka tirsan ciidamada dowlada waxa uu ku dhaawacay gudaha dagmada Kaaraan.

askarigan ayaa la sheegay inuu madaxa uga dhuftay xabad wadaha ka xeenayay mootada, kadibna uu goobta iskaga tagay

Comments
Loading...