HomeWararHargeysa: Muuse Biixi “ Wali Madaxweyne Siilaanyo ma saxiixin Heshiiska Saldhiga Berbera”

Hargeysa: Muuse Biixi “ Wali Madaxweyne Siilaanyo ma saxiixin Heshiiska Saldhiga Berbera”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha xisbiga Kulimiye ee soomaaliland ahna Musharax madaxweyne Doorashada maamulkaas Muuse Biixi ayaa ka hadlay arinta ku adaan heshiiska soomaaliland ee la galeyso dowladda Imaaraadka, islamarkaana dhawaan golaha wakiilada soomaaliland ay ogolaadeen kadib soo jeedin uga timid madaxweyne Silaanyo, waxaana Siyaasiga soomaaliland ee muuse Biixi oo ah Kaaliyaha madaxweynaha maamulkaas uu sheegaya in Axmed Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha xisbiga Kulimiye ee soomaaliland ahna Musharax madaxweyne Doorashada maamulkaas Muuse Biixi ayaa ka hadlay arinta ku adaan heshiiska soomaaliland ee la galeyso dowladda Imaaraadka, islamarkaana dhawaan golaha wakiilada soomaaliland ay ogolaadeen kadib soo jeedin uga timid madaxweyne Silaanyo, waxaana Siyaasiga soomaaliland ee muuse Biixi oo ah Kaaliyaha madaxweynaha maamulkaas uu sheegaya in Axmed Maxamed Maxamuud-silaanyo aanu saxiixin heeshiska ogolaanaya in Imaaraadka Saladhig millatari uu ka sameysto magaalada Berbera.

Biixi ayaa tilaamay in madaxweyne Silaanyo u yahay halgamaa wax badana uu u qabatay dadka soomaaliland,islamarkaana xisbi siyaasadeedka Kulmiye uu garab taaganyahay madaxweyne Silaanyo oo uu xusay in hormar weyn uu gaarsiiyey Soomaaliland.

- Advertisement -

“ Madaxweynuhu isaga oo dastuurku awood u siiyey inuu heshiis soo galo, kadibna ka ansixiyo golayaasha , wuxuu doorbiday isaga oo talo wadaag ah iyo tixgelinta dadkiisa eegaya, heshiiskii oo aanu weli saxiixin oo qabyo ah,  qodobadii uu kula soo heshiin lahaa dowladda aynu wax wada galeyno oo aanu weli isagu saxiixin ayuu soo hordhigay labada gole, waa waayeelnimo, waa dimoqraadiyad, wuxuu yiri ka taliya, ra’yigaas ayaa la’iila yimid, nimankaasi waxaa ay yiraahdeen aan halkaasi idinka kireysanno  qodobadaasi ayaan doonayaaye inaan la galee, labadii gole ee qaranka iyo sharci dejintow igala taliya, wixii xunna ka saara, wixii sax ahna igu raaca , hore looma arag Madaxweyne awooddiisa u gudbiyay sidaas oo kale”  Ayuu Yiri Muuse Biixi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts