DHAGEYSO:- Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Radio Dalsan

Barnaamijka Fanka Iyo Sugaanta Radio Dalsan todobaadkaan waxaa marti ku ah fanaanada Da’da yar ee Faatima Haryan oo kamid ah fanaaniinta Dagan wadanka Holland,iyadoo ku sugan dalkaasi ayey nagala qeyb gashay Barnaamijka fanka Idaacad Dalsan.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

You might also like More from author

Comments

Loading...