{Dhageyso}:- Madaxweynaha soomaaliya oo dalbaday in shacabku ay kala shaqeeyaan Amaanka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Maxamed Farmaajo ayaa ka codsaday shacabka Soomaliyeed in ay kala shaqeeyaan amaanka iyo dib u dhiska wadanka wadanka oo mudo burbur ku jiray.

Farmaajo waxa uu sheegay in doowladdiisu ay noqoneyso mid ay leeyihiin shacabka soomaaliyeed isla markaana lagu shaqeynayo go,aanka dadka Soomaliyeed.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

You might also like More from author

Comments

Loading...