Barnaamijka Fanka Iyo Sugaanta Dalsan 17-2-2017.

Waxaa barnaamijka fanka iyo sugaanta idaacada Dalsan todobaadkan marti ku ah fanaanada Xamda yar oo kamid ah fanaaniinta dagan magaalada Hargeysa.

Waxaa ay fanaanadu waayadaan danbe ku sugneyd magaalada Muqdisho, waxaana todobaadkan ay nagala qeybgashay barnaamijka Fanka iyo sugaanta Radio Dalsan.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Barnaamijka.

Comments
Loading...