(DHAGEEYSO):- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliland ee SOLJA oo Cambaareen u jeediyey weriye Coldoon.

Ururka suxufiyiinta soomaaliland ee SOLJA ayaa cambareen dusha kaga tuuray wariye Cabdimaalik Cooldoon oo hada ku xiran magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland.

Gudoomiyaha ururka Saxafaiyiinta soomaaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto oo ka hadlay xariga wariye Coldoon ayaa sheegay inay waajib aheyd xariga Cabdimaalik Coldoon islamarkaana talaabadi uu qaday ay aheyd mid qaldan.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codka Gudoomiyaha SOLJA.

 

 

You might also like More from author

Comments

Loading...