(Dhageyso):- Diyaarad Hub ka keentay Ethiopia oo ka dagatey Kismaayo

Kismaayo(Radio Dalsan):- wararka ka’imaanaya magalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa kuwarama in galabnimadii maanta garoonka magaaladaasi ay kadagatay diyaarad weyn oo hub waday iyo gaadiid ciidan waday taas oo ka’imaaday dalka Itopiya

arinkan ayaa waxaa idaacada Dalsan u’xaqiijiyay Korneel C/wahaab oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowlada ee jibooyinka

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Comments
Loading...