Dhageyso: “Falanqeyn” Talaabooyinka dheeraadka ah ee loo qaaday sugida amniga doorashada maloo maray qaab sax ah?

Magaalada Muqdisho ayaa isu diyaarineysa marti-gelinta nooc dooarsho labaad markii ugu horreysay muddo 45-sano ah.

329 xildhibaan ayaa kala xulanaya 23 murashax oo mid walba isu arko inuu mudanyahay.

Tallaabooyin dheeraad ah ayaa loo qaaday adkeynta Amniga.

Hadaba, qorshaha amni sugidda ma ku socdaa sidii loo baahnnaa?.

Waxaa maqaalka soo socda ku eegaya wariyheenna Saleemaan Axmed Raage.

You might also like More from author

Comments

Loading...