|

DEG DEG :Xasan Sheikh "Kuwi badda gatay aya jaakado so xirtay si ay dalka u hogaamiyaan "

Warar · Dalsan Editor · February 2, 2017

Shir Jaraaíd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Xasan Sheikh ayaa ku eedeeyey CC , Sheikh Sharif  iyo C/raxmaan C/shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay havana rabaan iney dalka xukumaan.

 

"Walaalayaal feejignaada oo ka fekera coda dalka u dhiibaneysaan hogaankeeda "ayu yiri Xaan Shiikh.

 

Waxa uu sheegay ineysan qof naceyb ka aheyn balse dadka Soomaaliyeed ay tahay iney gartaan xaalada lagu jiro iyo dadka ay talada u dhiibanayaan iney iska hubiyan khalifyaadkooda.

La soco warbixinta oo dhamaystiran iyo codka.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.