Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo hambalyeyay gudomiyaha baarlamaanak.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray gudomaiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dhinaca kalana Ra’isulwasaare Cumar C/rashiid ayaa dhankiisa boogaadiayay Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo baarlamaanka Soomaliya a u doorteen in uu noqdo Afhayenka Baarlamaanka Dalka.

Comments
Loading...