Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Cadaado maalin kedib markii lagu dhawaaqay in kalsoonida lagala noqday.

Maadxweynaha maamulka Galmudug ayaa gaaray magaalada Cadaado kib markii shalay Xildhibaanada baarlamaanka mamaulkaas ay sheegeen in ay kalsoonida kala noqodeen.

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay in uu isku yeeray xubnaha golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Galmudug waxaana sida loo badinayo uu kala hadli doonaa arinta siyaasadeed ee la xiriirta xilkaqadista lagu sameeyay.

 

You might also like More from author

Comments

Loading...