(Dhageyso) Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Muqdisho.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday muqdisho ee lagu dooranayay gudoonka baarlamanka aqalka hoose ee dalka asagoona hambalyo u diray gudomaiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Hoose KA Dhageyso Codka

You might also like More from author

Comments

Loading...