(Dhageyso):- Masuul ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano hoosyimaada Galgaduud.

Galgaduud(Radio Dalsan):- gudoomiyaha deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud Cabdi Axmed Yuusuf oo lahadlayay idaacda Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaalo xoogan oo ka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Gadoon

Halkan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gadoon

Comments
Loading...