(Dhageyso):- Madaxweynaha Jubbaland oo dar-daaran u’diray shacabka Soaomaaliyeed.

Kismaayo(Radio Dalsan):- Madaxweynaha maamulka Juabbland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madowbe) ayaa ugu horeen Hambalyo balaaran u diray gudoomiyaha baarlamanka aqalka hoose ee dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaa uu ugu hambalyeeyay xilka loodoortay

Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa dar-daaran u’jeediyay shacabka Soomaaliyeed oo ku aadan in ay isku duubnida iyo hormarka dalka ka shaqeeyaan

You might also like More from author

Comments

Loading...