(WAR-MURTIYEED): Madaxtooyadda Galmudug oo gaashaanka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay Barlamaanka Maamulkaasi.

War-murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay inaysan sharci ahayn wax kasta oo ka soo baxa waxa lagu magacaabay Goobta Badbaado.

Nuqul ka mid ah War-murtiyeedkaasi oo la soo gaarsiiyey Xarunta Radio Dalsan ayaa waxa uu lahaa  Sumcad Tixraac XMGM/01/0006, kuna taariikheysan 10-ka Janaayo ee sannadka 2017-ka, wuxuuna u qornaa sidatan:-

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka:-

WAR-SAXAAFADEEDKA DOWLADDA GALMUDUG

 ©Radio Dalsan

 

You might also like More from author

Comments

Loading...