(SAWIRO): Tobanaan kun oo qof oo ka qeyb galay Aaska Madaxweynihii hore ee dalka Iiraan.

Telefishinka Dowladda ayaa soo bandhigay dad fara badan oo ku lugeynaya Waddooyinka Caasimadda dalkaasi ee Tehraan, si ay uga qeyb galaan Aaska Madaxweynihii hore ee dalkaasi,

Akbar Haashimi Rafsanjaani, wxaana lagu barbar aasay Qabriga Hoggaamiyihii hore ee Kacaanka Iiraan, Ruuxulaahi Khomeyni.

Dhinaca kale, Madaxweynihii hore ee Iiraan, Akhbar Haashimi Rafsanjaani oo 82-jir ahaa waxa Talada Madaxtinimadda ee dalkaasi hayey muddadii u dhexeysay sannadihii 1989-kii ilaa 1997-dii.

©Radio Dalsan

Comments
Loading...