(Dhageyso):- Xubno ka tirsan xukuumada Soomaliya oo lagu eedeeyay in faragalin ku hayaan doorshada xubnaha aqalka sare ee gobolada wuqooyi.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo kamid ah salaadiinta ka soo jeeda deegaanada uu ka’arimiyo maamulka Soomaaliland oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in faragalin ba’an lagu hayo doorshada xubnaha aqalka sare ee ka socoto Muqdisho wuxuuna arinkan eedeeda dusha kaga tuuray masuulyiin katirsan xukuumada Soomaaliya

Halkan Ka Dhageyso Codka Boqor Maxamed Jaamac

You might also like More from author

Comments

Loading...