(Dhageyso):- Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo kadigay in dhiigooda uu baneesto madaxweynaha maamulkasi.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Qaarkamid ah xildhibaanada baarlamanka maamulka Galamudug ee maanta xilka qaadista ku sameeyay madaxweynaha maamulkaasi oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa ay kadigeen in warka ka soo baxay xafiiska C/kariin  Guuleed oo uu xaalada dag-daga ah ku galinaayo deegaanda maamulkaas uu noqdo mid lagu baneesanaayo dhiiga xildhibaanada mamaulka Galmudug

Halksan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanada

You might also like More from author

Comments are closed.