[Dhageyso]:- Culimada Soomaliyeed oo baarlamaanka ugu baaqay in ay doortaan hogaamiye daacada oo samata bixin kara dalka iyo dadka.

Culimadu waxa maanta ay suxufiyinta kula hadleen magaalada Muqdisho waxaana ay ku baaqeen in dalka la badbaadiyo.

Sheikh Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha Hey’adda culimada soomaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka in qofka ay u dooranayaan wadanka uu noqdo mid samata bixin kara.

Halkaan Hose Ka Dhageyso.

Codka culimada

Comments
Loading...