(Aqriso):-C/kariin Guuleed oo xaalad dag-dag ah galiyay deegaanada maamulka Galmudug.

Muqdisho(Radio Dalsan):- War ka soo baxay xafiiskiisa madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu xaalad dag-dag ah ku galiyay deegaanada uu ka’arimiyo maamulka Galmudug

Halkan Hoose Ka Aqriso Nuqul Ka Mid Ah Warkan oo Dalsan Soo Gaaray

Comments
Loading...