Boliska Masar oo dil iyo dhaawac isugu daray Tahriibayaal Suudaan ka gudbaysay xuduudka Yuhuudda

Hadal ka soo baxay Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay inay Boliska toogasho ku dileen 15 Tahriibayaal, waxayna…

Continue Reading

Maydadka iyo Dhaawacyadda Tahriibayaal Afrikaan oo laga helay meel ku dhow Xuduudka Masar iyo Yuhuudda.

Ilo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalka Masar ee ku sugan magaalladda Ismaaciliyah ayaa sheegay inay…

Continue Reading

Ciyaartoy Soomaaliyeed oo deggan Britain oo ku wajahan Sweden

Kooxda K/Cagta ee Bristol Brothers FC ayaa ku guuleystay Tartankii K/cagta ee Soomaalida deggan dalka UK…

Continue Reading

Beled-weyne: Maleeshiyaad Hubeysan oo xayiray Gaadiidka iyo Goobihii Ganacsiga oo weli xiran

Iyadoo saakayto la aasay Madixii Hay’adda QM ee Miino-baarista Gobalka Hiiraan, Marxuum Mahdi Xuseen Shiikhaalow ayaa…

Continue Reading

Mid ka mid ah Kooxihii weeraray magaalladda Paris oo la aqoonsaday

Boliska Faransiiska waxay sheegeen in la aqoonsaday mid ka mid ah 7-dii dagaalyahan ee ka dambeyey…

Continue Reading

Is-ballarinta Labo Geesoodka ee Dowladda Kenya waa Gardarro aan Garowshiyo Lahayn !!!

Dowladaha Somalia iyo Kenya waxa ka dhex aloosan Xiisad Diplomaasiyadeed, iyadoo uusan xiriirkooda horey u fiicnayn…

Continue Reading

OCHA: Kumanaan Soomaali ah oo ay waxyeello ka soo gaartay Roobabka duufaanta watay ee Japala iyo Megha.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntadda iyo Beeraha (FAO) ayaa sheegtay in 42,000 oo qof oo ku…

Continue Reading

Sirdoonka Kenya: Alshabaab waxay qorsheynayaan inay weerar geystaan.

Ciiddanka Ammaanka Kenya ayaa qorshaynaya inay qeybo ka mid ah dalkaasi ka fuliyaan Hawlgal lagu soo…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgeli doona Shir-madaxeedka Ururka IGAD.

Madaxweynaha iyo Hoggaamiyayaasha dalalka ku jira Urur-gobaleedka IGAD ayaa la filayaa inay ka qeyb galaan Shir…

Continue Reading

Uhuru Kenyatta oo beeniyey inay Ciiddankiisa ku lug leeyihiin Sonkorta Kontorobaanka.

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu si toos ah uga hor-yimid Warbixintii Kooxda Suxufiyiinta Caddaalad-doonka…

Continue Reading

Ciiddan ka tirsan Puntland oo Dhowr qof ku dilay Waqooyiga Gaalkacayo

Wararka naga soo gaarayo magaalladda kala qeybsan ee Gaalkacayo ayaa waxay sheegayaan inay Ciiddan ka tirsan Puntland ay…

Continue Reading