Dhageyso: Barnaamijka Tartan aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan 27-06-2015

Barnaamijka Tartan aqooneedka Degmooyinka Dalka ee Radio Dalsan waxaa ku tartamay degmooyinka Yaaqshiid Iyo Buurhakaba.

Continue Reading

Dhageyso: Gudoomiyaha Leego “Aniga Ma’aanan Dhiman Balse Waxaa Surka Laga Jaray Ku Xigeenkeygii”

Gudoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Cabdalla Isaaq Al Cadaala Oo La Hadlay Dalsan ayaa waxaa uu sheegay…

Continue Reading

Dhagayso: Warka habeenimo 27-06-2015 by Cabdi waxiid Cabdulaahi Daahir

Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo lagu baaqay in la sii daayo

War Saxaafadeed uu Guddoomiyaha Isu-tagga Ururweynaha Soomaaliyeed, Mohamed Osman Hagi  maanta soo saaray ayaa waxa uu…

Continue Reading

Saxafi Somali ah oo khatar ugu jira in laga soo masaafuriyo dalka Kanada

Saxafi Soomaaliyeed oo muddo dheer ka mid ahaa Jaalliyadda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota ee dalka…

Continue Reading

Garyaqaano soo bandhigay qorshe lagu sii dayn karo Soomaali ku xiran Maraykanka

Saddex Dahallinyarro Somali Maraykan ku eedeysan inay ku biiri lahaayeen Kooxda Daacish ayaa codsanayo in la sii…

Continue Reading

Dhagayso: Warka Duhur 27-06-2015 by Fartuun Cabdi Cali & Cabdi waxiid Cabdulaahi

Deg Deg: Cali Gacal Casir oo Loo Doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Waxa goor dhaw loo doortay cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Maanta lagu doortay…

Continue Reading

EU Heads of Mission Statement following attack on AMISOM base at Leego

EU Heads of Mission to Somalia offer their sympathy and deepest condolences to the families and…

Continue Reading

Madaxweynaha oo shacabka Djibouti ugu hambalyeeyay xuska 38-guurada ka soo wareegtey xornimadooda

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ka…

Continue Reading

Kenya lifts curfew on Muslim counties for Ramadan

Kenyan authorities have officially announced the lifting of security curfew in Msulim dominated counties inn North…

Continue Reading

Al Shabab oo Dishay Gudoomiye Ku Xigeenkii Leego

Gudoomiye ku xigeenka Leego Xasanow Madayle oo kamid ahaa 23 qof oo ay Shalay Al Shabab…

Continue Reading